1 January, 2024
Guddiga Ansixinta iyo xalinta khilaafaadka golaha wakiilada dowladda Puntland ayaa caawa shaaciyey xildhibaanada cusub ee kamid…
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2024/01/guddiga-jpg.webp)
Guddiga Ansixinta iyo xalinta khilaafaadka golaha wakiilada dowladda Puntland ayaa caawa shaaciyey xildhibaanada cusub ee kamid noqonaya baarlamaanka 6aad ee Puntland.
Liiska xildhibaanada oo ay kamid yihiin 17-xildhibaan ee SSC-Khaatumo ayaa lagu dhawaaqay salaadii subax kadib maadaama khilaaf uu ka dhashay habka loo xulayo xildhibaanada Sool iyo Cayn.
Hoos ka akhriso:
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2024/01/liiska-xildhibaanada-582x800.webp)
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2024/01/liiska-xildhibaanada1-582x800.webp)
Horseed Media