Guddiga Doorashada Gobolada Waqooyi Oo Codsi U Diray Mahdi Guuleed iyo Cabdi Xaashi

15 September, 2021

Guddiga Doorashada kuraasta gobolada Waqooyi ayaa codsi u diray Raysal Wasaare ku xigeenka dowlada federaalka Soomaaliya…

Guddiga Doorashada kuraasta gobolada Waqooyi ayaa codsi u diray Raysal Wasaare ku xigeenka dowlada federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guleed iyo Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdilahi.

War qoraal ah oo kasoo baxay guddiga doorashada kuraasta waqooyi ayey kaga codsadeen labada masuul inay soo gudbiyaan liiska musharaxiinta Aqalka sare ee goboladaasi.

Hoos ka akhriso:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *