Guddiga Ergada 6-da Kursi ee ugu danbeeya Xildhibaanada lagu doornayo Garowe oo la shaaciyey

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa waxa ay shaaciyeen in Guddiga Maamulka Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Puntalnd…

16 March, 2022

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa waxa ay shaaciyeen in Guddiga Maamulka Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Puntalnd ay usoo gudbiyeen Guddiga Xulista Ergada 6dii kursi ee u dambeeyay kuraasta Golaha Shacabka ee lagu dooranayay deegaan doorashada koowaad ee Puntland oo ah Magaalada Garoowe ee xarunta Gobolka Nugaal.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *