18 January, 2022
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa daah-furay Hiigsiga Puntland 2040, oo maanta lagu soo…

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa daah-furay Hiigsiga Puntland 2040, oo maanta lagu soo bandhigay Madaxtooyada Puntland.

Kulankan ayey hay’adaha dowlada Puntland kusoo bandhigayaan qorshahooda 2040 iyo mashaariicda horumarinta ee tiigsaneyso Puntland sanadaha soo socda.

2040? Mase 2024