Madaxweynaha kumeelgaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed Somalia Jabriil Cabdirashiid Xaaji dhawaan gaarey Magaalada Baydhabo ayaa…

Madaxweynaha kumeelgaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed Somalia Jabriil Cabdirashiid Xaaji dhawaan gaarey Magaalada Baydhabo ayaa sameeyey magacaabistiisii ugu horreysey tan iyo markii DFS u magacawday shaqadaasi.
Hoggaamiye Jibriil Cabdirashiid ayaa wareegto xafiiskiisa ka soo baxday waxa uu agaasimaha Madaxtooyada Maamulka Koonfur Galbeed ugu magacaabay Cali Cabdlulaahi Isaaq.





