31 July, 2025
Hoggaamiyo Cabdulqaadir Axmed Aw-cali Firdhiye ayaa xerada tababarada ciidamada ee Samakaab tababar ugu soo xiray cutubyo…

Hoggaamiyo Cabdulqaadir Axmed Aw-cali Firdhiye ayaa xerada tababarada ciidamada ee Samakaab tababar ugu soo xiray cutubyo cusub oo ku biiri doona ciidanka maamulka Waqooyi Bari.
Ciidamadaan oo loo diyaariyey difaaca deegaamada maamulkaasi ayaa hoggaamiyuhu sheegay in diyaarintooda iyo maalgelintooda ay lahaayeen bulshada deegaamada KHATUMO, wuxuuna balanqaaday inay xuquuqdooda dowladda ku yeelan doonaan.



