Isbaanish oo gaartay kama dambaysta Koobka Adduunka

Xulka Isbaanishka ayaa u gudbay ciyaarta kama dambaysta ah ee Koobka Adduunka 2026 kadib markii ay…

15 July, 2026

Xulka Isbaanishka ayaa u gudbay ciyaarta kama dambaysta ah ee Koobka Adduunka 2026 kadib markii ay 2–0 kaga adkaadeen Faransiiska.

Waxay finalka la ciyaari doonaan maalinta Axadda midka ku guuleysta kulanka u dhexeeya Argentina iyo England.

Wararka ayaa sidoo kale sheegaya in FIFA ay ka fiirsanayso in nasashada ciyaarta finalka laga dhigo 25 daqiiqo halkii ay ka ahaan lahayd 15 daqiiqo, si loogu qabto bandhig faneed ay hoggaaminayaan BTS, Madonna iyo Shakira.