16 November, 2024
Maamulka Jubaland ayaa ka mar kale dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedaysay inay ku tumanayso sharciga, iyadoo…
Maamulka Jubaland ayaa ka mar kale dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedaysay inay ku tumanayso sharciga, iyadoo jabinaysa dastuurka, qawaaniinta iyo xeerarka u yaalla dalka.
War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha Jubaland ayaa looga hadlay xeerarka doorashooyinka Qaranka kasoo maanta wadajir u ansixiyeen labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya.
Jubaland ayaa sheegtay inay qayb ka ahayn kana ahaan doonin xeerarka doorashooyinka Federaalka, waxayna ku tilmaamtay inuu yahay xeer sharci-darro ah oo aan heshiis lagu ahayn.
Horseed Media