15 May, 2025
Maamulka Jubbaland ayaa ugu yeeray dhammaan umadda Soomaaliyeed inay u istaagaan sidii ay u badbaadin lahaayeen…

Maamulka Jubbaland ayaa ugu yeeray dhammaan umadda Soomaaliyeed inay u istaagaan sidii ay u badbaadin lahaayeen dalka iyo dowladnimada xilligaan kajirta Soomaaliya.
Qoraal ka soo baxay madaxtooyada Jubbaland ayaa lagu sheegay in ururkii lagaga dhawaaqay magaalada Muqdisho ay muujinayso in madaxtooyadu isku diyaarinayso xukun kagigiis talisnimo, xilli dalku wajahayo xaalad ammaan xumo oo aad u liidata.
