Lafta-gareen oo magacaabay guddiga doorashooyinka Koonfur Galbeed.

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Somalia Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa magacaabay guddiga heee dowlad goboleed ee…

23 March, 2026

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Somalia Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa magacaabay guddiga heee dowlad goboleed ee ansixinta xildhibaanada maamulkaasi.

Guddigaan ayaa kala saari doona xubnaha golaha wakiilada ee ay soo xuli doonaan odayaasha dhaqanka deegaamada Maamulka Koonfur Galbeed Somalia, xilli uu sii xoogaysanaho khilaafka kala dhexeeya Dowladd Somalia.

Tallaabadaan ayaa imaanaysa xilli dowladda federalka ah ee Somalia shaacisay inuu dhammaaday muddo xileedkii Lafta-gareen uusanna haysan awood maamul ayna wixii shqooyin doorasho ah awood u leedahay Wasaaradda arrimaha gudaha heer federal.