3 days ago
Ku-simaha Duqa Caasimadda ahna Gudoomiye ku-xigeenka Degmada Garoowe Maxamed Cali Xamari ayaa maanta magacaabay Guddiga Xoojinta…

Ku-simaha Duqa Caasimadda ahna Gudoomiye ku-xigeenka Degmada Garoowe Maxamed Cali Xamari ayaa maanta magacaabay Guddiga Xoojinta amniga Caasimadda Garoowe.
Gudigaan ayaa madax looga dhigay Agaasimaha amniga degmada Garoowe Maxamed Cabdirisaaq Fidaal, oo loo igmaday shaqada gudigaan in uu hoggaan unoqdo taas oo qeyb ka ah der der gelinta shaqada bisha Ramadaanka ee bulshada loo hayo.




