Madaxda Wasaaradda caddaaladda & Taliska asluubta Puntland oo maanta hortegey barlamaanka.

8 November, 2025

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa shir guddoomiyey kulan ay golaha hor-tageen masโ€™uuliyiinta…

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa shir guddoomiyey kulan ay golaha hor-tageen masโ€™uuliyiinta ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐‚๐š๐๐๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š, iyo ๐“๐š๐ฅ๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐€๐ฌ๐ฅ๐ฎ๐ฎ๐›๐ญ๐š ee Dowladda Puntland.

Ugu horrayn, Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Diinta ayaa Golaha ayaa warbixin faahfaahsan oo ku saabsan wax-ka-bedelka xeerka u jeedisay Xildhibaanada taasoo si qoto dheer u dul istaagtay waafaqsanaanta xeerka ee sharciyada dalka iyo Dastuurka dalka.

Intaas ka dib, Xildhibaannada Golaha ayaa suโ€™aalo ka weydiiyay Wasaaradda iyo Taliska Asluubta arrimo la xiriira xeerkan.

Ugu dambayn, waxaa lagu wareejiyay ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐œ๐๐š, ๐‚๐š๐๐๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š, ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐š๐ฌ๐ญ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ee Golaha Wakiillada, si ay u dhammaystiraan akhrinta, dib u eegis ku sameeyaan xeerka si waafaqsan xeer hoosaadka Golaha Wakillada.