Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo xarigga ka jaray garoonka diyaaradaha Buurhakaba

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga…

7 September, 2025

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray Garoon Diyaaradeed oo ay shacabka degmada Buur Hakaba si isku-tashi ah u dhiseen, taas oo noqotay tallaabo taariikhi ah oo lagu dhiirigelinayo horumarka iyo midnimada bulshada.

Waxaana uu kamid yahay mashaariicda muhiimka ah ee kor u qaadaya adeegyada iyo isku socodka bulshada gobolka.