Madaxweynaha Puntland oo iskushaandhayn sameeyey.

31 March, 2026

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa isku-shaandhayn ugu sameeyey golaha…

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa isku-shaandhayn ugu sameeyey golaha xukuumadda, isagoo magacaabay wasiiro, kuxigeeno, wasiiru dowlayaal, agaasimayaal iyo guddoomiyayaal gobol.