8 January, 2025
Madaxweyne Deni oo Bosaaso ku qaabilay Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan iyo Guddigii Shirkii Ceelbuh.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay oo kulan la qaatay Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan Suldaan Maxamuud Calishire, oo ay weheliyaan Guddigii Shirkii Ceelbuh ee Gobolka Sanaag.
Kulanka ayaa looga wadahadlay xaalada gobalka iyo kaalinta dowlada Puntland.

Booqashada wafuuda gobalka Sanaag ayaa sidoo kale looga hadlay goƔamadii kasoo baxay shirkii Ceelbuh ee looga hadlay dagaaladii ka dhacay magaalada Ceerigaabo.
Horseed Media