18 April, 2026
Fu’aad Warsame Maxamed Xanaano oo kamid ahaa saraakiisha ciidanka difaaca Puntland Madaxweyne Deni u magacaabay wasiiru…

Fu’aad Warsame Maxamed Xanaano oo kamid ahaa saraakiisha ciidanka difaaca Puntland Madaxweyne Deni u magacaabay wasiiru dowladaha amniga Puntland, halka Axme Bashiir Muuse oo horay usoo noqday Wasiirka hawlaha guud iyo gaadiidka Puntland uu noqday wasiiru dowlaha gargaarka iyo maaraynta Masiibooyinka.





