18 March, 2025
Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Golaha Wakiillada Mudane Maxamed…

Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Golaha Wakiillada Mudane Maxamed Baari Shire, ayaa kulan ku saabsan dardargelinta Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland ee ka socda Calmiskaad la qaatay Saraakiisha Ciidamada Difaaca Puntland iyo Guddiyada ka shaqeynaya hawlgalka socda.
Kulankaan waxaa aad loogu gorfeeyey wajiga saddexaad ee hawlgalka Hilllaac iyo sidii loo dardargelin lahaa hawlgalka socda oo siweyn uga duwan kuwii hore maadaama la gaarey deegaamo uusan gaadiidku geli karin.

