Madaxweyne Kuxigeenka Puntland Oo La Kulmay Qoyska Cali Khaliif Gallayr

11 October, 2020

Madaxweyne kuxigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta kula kulmay Muqdisho qoyska alle ha…

Madaxweyne kuxigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta kula kulmay Muqdisho qoyska alle ha u naxariistee raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Khaliif Galayr.

Madaxweyne ku-xigeen Axmed Karaash ayaa qoyska la wadaagay dhambaal tacsiya, isagoo illaahay uga baryay inuu marxuumka janadii geeyo iyagana samir iyo iimaan alle kasiiyo.

“Waxaan kulan laqaatay qoyskii alle ha u naxariistee Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Khaliif Galaydh oo aan uga tacsiyeeyey geeridii naxdinta lahayd”

Axmed Karaash

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

1 Comment

  1. Kuwii Dr. Galaydh Iyo Halgankii SC/Khatumo Halkaa Dhigay Ayaa Hor Fadhiya Qoyska Halyeeyga ….Waa Nasiibdarro ….