Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo munaasabada ciida u hambalyeeyay – Video

20 July, 2021

Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa munaasabadda Ciida…

Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa munaasabadda Ciida Carafo ugu hambalyeeyay Shacabka Puntland iyo guud ahaan ummada Soomaaliyeed.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *