Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Wareegto uu soo saaray ku Magacaabay Guddiga Dardragelinta Doorashooyinka Puntland.…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Wareegto uu soo saaray ku Magacaabay Guddiga Dardragelinta Doorashooyinka Puntland.
Madaxweyne Deni ayaa Guddiga Dardargelinta Doorashooyinka Dimuqaariga ah ee Puntland u magacaabay Xunaha kala ah.
1. Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha, Federalka iyo Dimuqraadiyadda Guddoomiye.
2. Wasiirka Wasaaradda Amniga iyo DDR Xubin.
3. Wasiirka Maaliyadda Xubin.
4. Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Diinta Xubin.
5. Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Xubin.
6. Wasiirka Warfaafinta Xubin
7. Wasiirka Haweenka Xubin
8. Wasiirka Waxbarashadda Xubin
9. Wasiirka Caafimaadka Xubin
10. Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Xubin
11. Madaxtooyada Xoghayn
Wareegtada ayaa lagu soo gebagabeeyey “Guddigaan waxay u xilsaaran yihiin dardargelinta Doorashooyinka Punltland iyo fududaynta tasiilaadka looga baahan yahay Xukuumadda”.
Horseed Media