Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeedinayey daahfurka xisbi siyaasadeedka cusub ee hoggaamiyayaasha siyaasadda…

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeedinayey daahfurka xisbi siyaasadeedka cusub ee hoggaamiyayaasha siyaasadda DFS iyo qaar kamid ah DG ayaa sheegay inaan cidna loo joojin doonin dalkana lagu sii hayn doonin doorasho dadban.
“Koox ajande gaar ah leh dadka iyo qabiil iskuma hayn karaan, dalka waxaa isku hayn kara fikir siyaasi ah oo mustaqbal fiican laga dhex arko”, ayuu yiri Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
“Isbedelkasta waa xanuun iyo cabsi badan yahay,dibna uma noqon karno, meeshaan 25 joognayna masii ahaan karno, horaan u soconaynaa masii taagnaan karno”, Madaxweyne Xasan Sheekh.
DAAWO