Malayshiyaad muddo asbuuc ka badan haysta dowladda hoose ee Galkacyo.

9 January, 2026

Malayshiyaad hubaysan ayaa muddo hal asbuuc ka badan gacanta ku haya xarunta dowladda hoose ee degmada…

Malayshiyaad hubaysan ayaa muddo hal asbuuc ka badan gacanta ku haya xarunta dowladda hoose ee degmada Gaalkacyo ee Puntland, iyagoo ka cabanaya dhaqaale kaga maqan duqa cusub ee degmada Galkacyo.

Dhankiisa Maamulka degmada Gaalkacyo ayaa sharci darro ku tilmaamay lacagta ay sheeganayaan kooxdaas, iyaga oo dowladda dhexe ee Puntland ka codsday ciidamo lagu sugo amniga xaruntaas dowladda hoose.