Maraykanka oo soo dhaweeyey wadahalka Iran

8 December, 2019

Madawaynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa soo dhaweeyay go’aankii ay dowladda Iran kusii deesay muwaadin u…

Madawaynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa soo dhaweeyay go’aankii ay dowladda Iran kusii deesay muwaadin u dhashay dalka Mareykanka.

Trump ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa twiterka ku yiri “Waad ku mahadsan tahay Iran wada xaajoodyadii miradhalka ahaa, waana awoodnaa in aan heshiis gaarno”.

Dowladaha Mareykanka iyo Iran ayaa is dhaafsaday muwaadiniin ay qaab maxbuusnimo ah iskaga kala hayeen.

Talaabadan ayaana lagu tilmaamay mid isku kusoo dhaween karto labada dal ay heshiis gaaraan.  

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *