Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa ayaa lagu soo bandhigay warbixinno…

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa ayaa lagu soo bandhigay warbixinno ka tarjumaya xaaladda abaaraha ka jira gayiga Soomaaliyeed iyo saameynta dhanka biyaha iyo cuntada ah ee ay ku yeelatay dalka, iyada oo ay Xukuumaddu qorshaynaso tallaabooyin degdeg ah oo wax looga qabanayo xaaladda taagan.
Kulanka oo uu guddoomiyey Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey ๐๐๐๐ซ-๐๐ข๐๐๐๐ฆ๐ข๐ฒ๐๐ก๐ ๐๐๐ง๐๐ฎ๐ฎ๐ช๐ ๐๐๐ซ๐๐ง ๐๐ ๐๐๐๐ซ๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐๐ก๐๐ญ๐๐ซ๐๐ก๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ฎ๐ฌ๐ข๐ข๐๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐, kaas oo dhigaya hannaan sharci iyo maamul oo mideynaya diyaar-garowga, ka-hortagga, iyo wax ka qabashada musiibooyinka dabiiciga ah iyo kuwa baniโaadamka sameeyo, iyada oo ujeedka guud yahay isku tashiga bulshada iyo dowladda.
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa meel-mariyey heshiisyo iyo siyaasado muhiim u ah horumarka heyโaddaha ay khuseyso kuwaas oo lagu tayeynayo adeegyada dowladda waxa ayna kala yihiin.
๐- ๐๐๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐ข๐ฌ-๐๐๐ ๐๐ซ๐๐ ๐จ๐จ ๐ฎ ๐๐ก๐๐ฑ๐๐๐ฒ๐ ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐๐๐๐ ๐ ๐๐๐๐ซ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐๐๐๐ ๐๐ฎ๐ซ๐ค๐ข๐ ๐, ๐ค๐๐๐ฌ ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐๐๐๐ฌ๐๐ง ๐ข๐ฌ๐ค๐๐๐ฌ๐ก๐ข ๐ ๐๐๐๐ข๐ข๐๐ค๐ ๐๐๐๐๐.
๐- ๐๐ฑ๐๐ข๐ ๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐๐๐ (๐๐๐๐).
๐- ๐๐๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐๐๐๐ฅ๐๐ฆ๐ข๐ ๐ ๐๐ก ๐๐ ๐๐๐ข๐ซ๐จ๐๐ข ๐๐ ๐ค๐ ๐ฌ๐๐๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐ ๐๐ฎ๐ซ๐๐ฎ๐ซ๐ค๐ ๐ฆ๐๐ซ๐๐๐ค๐ข๐ข๐๐ญ๐ ๐๐ ๐๐๐๐.
๐- ๐๐ฑ๐๐ข๐ ๐ ๐๐๐๐ฅ๐๐ฆ๐ข๐ ๐ ๐๐ก ๐๐ ๐๐๐๐๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐๐ฒ๐ฌ๐ค๐ ๐๐๐ซ๐๐๐ค๐ข๐ข๐๐ญ๐ ๐๐ ๐๐๐๐.
Sidoo kale, Golaha Wasiirrada ayaa warbixin faahfaahsan ka dhagaystay Guddiga Qaran ee La-dagaallanka Tahriibka iyo Ka-ganacsiga Dadka, oo lagu soo bandhigay xaaladda dhabta ah ee tahriibka iyo dhibaatooyinka baโan ee ay ku hayaan dhallinyarada Soomaaliyeed, taasi oo iftiimisay halista naf iyo maalba leh ee ay la kulmaan dhallinyarada ku hamisa tahriibka, oo ay ka mid yihiin dhimasho, dhaawac, xabsi, tacaddiyo iyo ka faaโiidaysi baniโaadamnimo, kuwaas oo si toos ah u saameeya mustaqbalkooda iyo horumarka dalka.



