30 April, 2025
Mas’uuliyiin dowladda katirsan iyo boqolaal kamid ah shacabka magaalada Garoowe ayaa garoonka diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir…

Mas’uuliyiin dowladda katirsan iyo boqolaal kamid ah shacabka magaalada Garoowe ayaa garoonka diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir ku soo dhoweeyey qaar kamid ah maxaabiistii laga soo daayey xabsiyada Somaliland.
Maxaabiistaan ayaa waxaa Garoowe ka soo dejiyey Mas’uuliyiin reer Puntland ah oo kala soo wareegey Somaliland iyo boqor Buur-madaw oo kamid ah oday dhaqameedka deegaamada Somaliland.
