Maxkamadda Sare oo soo saartay go’aano ku saabsan xakameynta COVID-19

Published: March 4, 2021

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka ayaa soo saaray go’aano la xiriira xakameynta cudurka Covid-19.

Guddoomiyaha ayaa sheegay  in la joojiyay dhammaan dacwadaha inta aan aheyn dacwadaha Ciqaabta inta lagu guda jiro Covid-19.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *