Maydad hor leh oo laga soo saaray hotel Xayaat

20 August, 2022

Dhawaqa Rasaas hor leh iyo jugta qaraxyo xooggan ayaa weli laga maqlayaa Hotelka Xayaat ee Muqdisho,…

Dhawaqa Rasaas hor leh iyo jugta qaraxyo xooggan ayaa weli laga maqlayaa Hotelka Xayaat ee Muqdisho, halkaas oo ay xalay galeen dagaal yahano ka tirsan kooxda Alshabaab.

Ciidanka ammaanka ee dowladda Soomaaliya, ayaa ku dadaalaya inay soo afjaraan dagaalka Alshabaab.

Maydad horleh ayaa laga soo bixiyey hotelka, waxaa ku jira maydadka laba qof oo dumar ah.

Dagaalka hotelka Xayaat, ayaa wuxuu kamid yahay dagaalladii ugu saacado dheeraa, oo ka dhex dhaca hotel.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *