18 October, 2021
Madaxweynaha Dowlad deegaanka Soomaalida Mustafe Cumar Cagjar ayaa markale loo doortay inuu noqdo madaxweynaha Deegaanka Soomaalida.…

Madaxweynaha Dowlad deegaanka Soomaalida Mustafe Cumar Cagjar ayaa markale loo doortay inuu noqdo madaxweynaha Deegaanka Soomaalida.
Cagjar ayaa cod aqlabiyad ah oo gacan-taag ah waxaa ugu codeeyay xubnaha Barlamaanka Deegaanka Soomaalida, isaga oo sadexdii sano ee lasoo dhaafay hogaaminayay Xukuumadda deegaanka.
Sidoo kale waxaa Madaxweyne kuxigeenka Dowlad deegaanka Soomaalida loo doortay Ibraahim Cusmaan Faarax.
Horseed Media