Anagoo ah shirkada, Abu Dhabi National Oil Company (ADNOC) P.J.S.C, dagan dalka Isku taga Imaaraadka Carabta, ah mulkiilaha calaamad ganacsiyeedyada hoos ku xusan:


Fasalka 1aad:
Astaantan ganacsi waxay khuseysaa isticmaalka fasalka caalamiga ah ee (1aad), sida Kiimikada loo isticmaalo warshadaha, sayniska iyo sawir qaadista, iyo sidoo kale beeraha, iyo mida loo isticmaalo beerashada iyo ilaalinta kaynta; caagag macmal ah oo toos loo farsamayn, sunta bakhtiisa dabka iyo ka hortagga dabka; diyaarinta xanaajinta iyo alxanka; dib u farsamaynta maaddooyinka haraggadiga ah iyo hargaha xoolaha ee haraadiga ah; xabagta loo isticmaalo warshadaha; dhejisyada iyo buuxinta kale ee dhejiska; compostdigada, bacriminta; diyaarinta noolayaasha ee loogu isticmaalo warshadaha iyo tijaabada sayniska.
Walxaha kiimikada, walxaha kiimikaad iyo diyaarinta kiimikada, iyo walxaha dabiiciga ah; Alaabooyinka kiimikaad, walxaha iyo diyaarinta isticmaalka warshadaha ama hababka wax soo saarka, ilaalinta kaynta, beeraha, beerashada, sayniska iyo sawir qaadista; Beeyada macmalka ah iyo kuwa synthetic ee aan la farsamayn oo dabiiciga ah; balaastiiga aan la farsamayn; balaastikyada ah qaabka budada, dareeraha iyo koollada; bacriminta; digada xoolaha ee dabiiciga ah iyo kuwa macmalka ah; Halabuurka dabka deminta; diyaarinta dab-demiska; walxaha wax kululeeya; diyaarinta kiimikada loo isticmaalo alxanka; walxaha kiimikaad ee lagu xafido cuntada si aysan u qurmin; xabagta; Walxaha xabagta iyo sibidhka ee lagu sharaxay laguna muujiyey fasalka 1aad; gaasaska ku jira fasalka 1aad; ammonia; cusbada ammonia; ammonia loo isticmaalo warshadaha; ammonia biyaha leh ee loo isticmaalo warshadaha; kicinta gaaska synthetic ee loo isticmaalo soosaarka ammonia iyo hawlgalka iyo bacraminta dhirta; baaruud [macdanta aan biraha ahayn]; sulfur dioxide; sulfuric iyo sulfur acid; ether sulfuric; kaydka iyo batariga ka-hortagga sulfurizing; ubaxa baaruud ee loo adeegsado kiimikada; walxaha maqaarka; Beeyada urea aan la warshadayn iyo urea formaldehyde; xabagyada loo isticmaalo warshadaha shidaalka, saliidaha, shidaalka, fungicides, ee loo adeegsado cayayaanka, mida loo isticmaalo cayayaanka dhirta dhamaan saliidaha iyo dareerayaashaas; kiimikooyinka lagu daro shidaalka, saliidaha shidaalka ee fungicides, ee loo isticmaalo cayayaanka, kuwa dila cayayanka dhirta iyo dhamaan saliidahaas iyo dareerahaas; dhooba qodista; saliidaha qodista dhulka; ee ka-hortagga barafaynta iyo diyaarinta barafka; ama qaboojiyeyaasha mashiinka wax lagu qodo; dareerayaasha demiya dabka; dareerayaasha loo isticmaalo shaqada birta; dareeraha wareejinta kulaylka ama ka dhigista qabow; dareerayaasha shoogga nuuga ee dhanka korontada; dareeraha biriiga; biyaha aashitada leh ee dib u dallacaadaha iyo baytariyada ku jira; xalalka ka-hortagga xumbo-qaadayaasha iyo baytariyada; biyaha nadiif-ka ah; anti-foulants; anti-encrutants; walxaha ka-hortagga garaaca ee matoorada si loo xakameeyo gubashada gudaha; u diyaar garowga ogaanshaha ee adeegsiga cilmiga sayniska; agabka shaandhaynta iyo waxbixiyayaasha dagdaga ah; ee xakamaynta iyo diyaarinta badbaadinta shidaalka; dahaarka dhoobada ah ee aan rinjiga ahayn; diyaarinta unugyada yar-yar, oo aan midna loo isticmaalin arimha caafimaadka ama caafimaadka xoolaha; diyaarinta iyo qaabeynta taxadarada iyo kacsanaanta firfircoon; halabuurka hagaajinta taayirka gaadiidka; diyaarinta vulcanization; kiimikooyinka ka hortagga ceeryaamoonya hawada sare; diyaarinta kiimikooyinka ka hor tago xakamaynta wasakhowga hawada; iyo diyaarinta dareerayaasha gudbinta tooska ah ee propylene; ethylene.
Fasalka 4aad:
Astaantan ganacsi waxay khuseysaa isticmaalka fasalka caalamiga ah ee (1aad), kuwaas oo khuseeya saliidaha warshadaha iyo waxyaalaha dufanka, wax-ka, saliidaha; nuugista boodhka ama haska, qoynta, iyo isku xidhka mashiinada shidaalka iyo iftiinka; shumacyada iyo wicks si loo shido.
Saliidaha iyo waxyaalaha dufanka ah ee warshadaha, shamacyada, iyo, dareerayaasha iftiinka dhaliya; Saliida warshadaha iyo dufanka kale; saliidaha iyo dufanka saliidda; Saliida ee loo isticmaalo qalabka baabuurta; nuugista boodhka ama haska, qoynta, iyo dhigista iyo isku xidhka halabuurka; diyaarinta qalabka boor saarida; iyo kuwa shidaalka iyo iftiinka kale; shidaalka (oo ay ku jiraan batroolka iyo gaaska); Shidaalka loo adeegsado iftiinka; gaaska iftiinka; alwaaxyada loo adeegsado nalka ama iftiinka; shumaca iyo wicks ee iftiinka loo adeegsado; ruuxda ama diyaarinta fududeeyaasha matoorada; saliidaha mishiinada kala duwan, saliidaha qalabka sida kuwa matoorada, saliidaha bareegyada iyo taayirrada; saliidda marshada baabuurta; saliidaha mishiinka baabuurta ee matoorkiisa lagu shubo; shidaalka jet ama diyaaradaha, saliid cayriin; saliid salka gaadiiidka; saliid nooca gaaska; saliidda nooca shidaalka; saliida shidaalka warshadaha; iyo midda gaaska dareeraha ah ee batroolka; alaabadaha shaqada ee biraha ka kooban saliidahooda iyo iyagaba; diyaarinta dareerayaasha; sida jelly petroleum ee loo isticmaalo warshadaha; saliidaha kale kuwaas oo ah, dareerayaasha shiida; diyaarinta saliidaha loo adeegsado xidhitaanka ee kaydiyaasha shidaalka ee adag; saliidaha qodista loo adeegsado; saliidaha loo isticmaalo mashiinka birta: saliidaha lagu isticmaalo qalabka mashiinka; saliidaha biraha; Waxyaalaha aan kiimikaad ahayn iyo shidaalka loo isticmaalo: waxyaabaha kale ee aan kiimiko ahayn ee shidaalka lagu daro; sida shidaalka benzene: shidaal biofuels; gaaska dabiiciga ah; gaaska dabiiciga ah ee dareeraha ah; gaaska dabiiciga ah ee cufan: korontada; dhuka warshadaha; wax cayriin; shumacyada; ee wicks ee nalalka ama iftiinka loo adeegsado; iyo naaftada.
Ogeysiiskaan waxaa la ogeysiinayaa dhammaan dadka ay khuseyso oo ay ku jiraan ganacsatada ama cid kasta oo sifo sharci darro ah u isticmaasha calaamad ganacsiyeedka kor kuxusan inay ka dhigan tahay ku kac fal lid ku ah xuquuqda shirkada (milkiilaha calaamadda ganacsiga) iyo mida macaamiisheedaa, waxayna cidaasi mas’uul ka noqon doontaa wax kasta oo dhasha ficilka ay ku kacaan, waxana lagu furi doonaa dacwad ka dhan ah madama ay dambi iyo xad-gudub ku kaceen.
Qof kasta, ama shirkad kasta oo lagu qabto inay isticmaalayso calaamad ganacsiyeedkaan kor ku xusan fasax la’aan, koobi-gareeya, ama si khaldan u isticmaala, ku xadgudba ama wax u eg keena, si ay u majara habaabiyaan macaamisha iskagana dhigaan inay yihiin ama matalayaan mulkiilaha waxaa lagu qaadi doona shuruucda Somalia, Soomaliland, iyo Puntland.
For further information, please contact:
De Chalains
Brooklyn, South Africa
Email: davidmb@dechalains.co.za
Tel: (+271) 2 346 4264 ABISOM IP & Law Firm
Mogadishu, Somalia
Email: info@abisomip.com
Tel: (+252) 906794501
Horseed Media