Ciidanka ammaanka Puntland oo xabsiga dhigay nabadoon Xarago

Ciidanka ammaanka magaalada Bosaso ee Puntland-Soomaaliya ayaa xabsiga dhigay nabadoon Cabdiqaadir Ibraahim Xarago oo ah afhayeenka nabadoonada gobolka Bari. Nabadoonka ayaa la xiray xili uu […]