Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) xariga jaray xarunta Dad-dhigista dowladda hoose Xamar ee degmooyinka…
Golaha wakiilada ee Puntland ayaa maanta oo taartiikhdu tahay 25 Luuliyo isku raacey in wax laga beddelo ilaa 7 qodob…
Golaha wakiilada ee Puntland ayaa fadhigoodi maanta waxay si rasmi ah wax uga beddeleen dastuurka Puntland, gaar ahaan qodobada la…
Ruushka ayaa weerarkii 6aad bishan oo cirka ah ku qaaday caasimadda Ukraine, weeraradan oo loo adegsanayo diyaaradaha drone-ka, waxaana lagu…
Guddiga doorashada Pakistan ayaa soo saaray amar xariga aan dammaanad lahayn oo ka dhan ah Imran Khan, tani oo noqoneysa…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay shirka Qaramada Midoobey ee la dagaallanka cunto-yarida iyo ka…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaliga ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi uu hoggaaminaayo ayaa maalintii shalay ee Axadda gaarey…
Mogadishu, Somalia (July 24, 2023) – At least 20 soldiers were killed in a suicide bombing that took place early…
Ugu yaraan 20-askari ayaa ku dhintay qarax ismiidaamin ah oo subaxnimadii hore ee maanta lagu qaaday dugsiga tababarka ciidamada ee…
Wefdi isugu jira Xildhibaano iyo Wasiiro oo ka socda Dowladda Federaalka ayaa laga reebay maanta oo isniin ah diyaarad rakaab…
Waxaan weli is-faham laga gaarin xaaladda doorashada Puntland 2024 sida ay u ekaaneyso. Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni waxa uu…
Ciidamada Difaaca Cirka ee Ruushka ayaa “xakameeyay” weerar diyaarad aan duuliye lahayn oo Ukraine ay ku qaadday Moscow, wasaaradda difaaca…