Mogadishu, Somalia (July 24, 2023) – At least 20 soldiers were killed in a suicide bombing that took place early…
Ugu yaraan 20-askari ayaa ku dhintay qarax ismiidaamin ah oo subaxnimadii hore ee maanta lagu qaaday dugsiga tababarka ciidamada ee…
Wefdi isugu jira Xildhibaano iyo Wasiiro oo ka socda Dowladda Federaalka ayaa laga reebay maanta oo isniin ah diyaarad rakaab…
Waxaan weli is-faham laga gaarin xaaladda doorashada Puntland 2024 sida ay u ekaaneyso. Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni waxa uu…
Ciidamada Difaaca Cirka ee Ruushka ayaa “xakameeyay” weerar diyaarad aan duuliye lahayn oo Ukraine ay ku qaadday Moscow, wasaaradda difaaca…
Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhimatay kadib markii doon ku degtay jasiiradda Sulawesi ee dalka Indonesia, sida ay sheegeen…
Ugu yaraan sagaal qof ayaa ku dhintay shil diyaaradeed oo ka dhacay magaalo xeebeedka Port Sudan ee dalka Suudaan. âDiyaarad…
Urur Siyaasadeedka Sincad ee Puntland ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee Puntland gaar ahaan arrimaha doorashooyinka goleyaasha deegaanka iyo tan…
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa si wadajir ah u…
Guddoomiye ku-xgeenka labaad Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Cali Xirsi (Timacadde) ayaa sheegay in bulshada gobolada loo…
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin ayaa kulan la yeeshay madaxa howlgalka midowga Afrika ee Soomaaliya,( ATMS), Amb.…
Talyaaniga ayaa Axadda maanta ah martigelinaya shir caalami ah oo ay ku lug leeyihiin dalalka dhaca biyaha Mediterranian iyo Bariga…