Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday in ay kala dirayso dhammaan ciidankii gaarka ahaa ee dawlad deegaannadu lahaayeen ee Liyuu Booliska.…
Shil gaari oo sababay dhimisho iyo dhaawac ayaa aroornimadii hore ee saaka oo Jimce ah ka dhacay jidka laamiga ah…
Xukuumadda Puntland ayaa qaadacday Ergeyga loo magacaabay arimaha Somaliland Cabdikariin Xuseen Guuleed, waxa ayna ku tilmaantay dhayalsiga Laascaanood, iyadoo farriin…
Heshiis ay Beijing dhex-dhexaadinaysay oo u dhexeeya Iran iyo Sacuudi Carabiya oo iska soo horjeedeen ayaa astaan u ah horumar…
Diyaarad siday gargaar raashin ah oo loogu talo galay dadka ay saameeyeen fatahaadihii dhawaan ka dhacay degmada Baardheere ee Gobolka…
Habeenimadii Khamiistu soo geleysey, waxaa koox hubeysan ay weerar ku qaadeen Suuqa al-Macruuf ee magaalada Boosaaso, kaas oo ka mid…
Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey…
Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay, laba kalena waa ku dhaawacmeen weerar bumbo gacmeed loo adeegsaday oo oo koox…
Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamse Cabdi Barre ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Maxamed Ibraahim Yuusuf.…
Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska XFS Daa’uud Aweys Jaamac oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa faahfaahin ka…
Madaxa hawlgalka ee ATMIS ahna Ergeyga Gaarka ee Midowga Africa ee Soomaliya Ambassador Mohamed El-Amine Souef ayaa shaaca ka qaaday…
Alle ha u naxariistee waxa maanta geeriyooday Prof Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa oo xilal kala duwan ka soo qabtay Dowladda…