Dowladda Shiinaha ayaa maanta oo sabti ah hareeraha dalka Taiwan ka billaabay saddex maalmood oo dhoollatur militari ah, si ay…
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Finland, Pekka Haavisto, oo maalintii Jimciha booqasho ku tegey magaalada Muqdisho, ayaa kala hadlay taageerada Soomaaliya…
Ciidamada Milatariga ee dalka Israa’iil ayaa duqeymo dhanka cirka ah ku qaaday bartilmaameedyo ay leeyihiin kooxda Falastiniyiinta ee Xamaas ee…
Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka ayaa maanta howlgallo ka dhan ah Al-shabaab ka wada degaanno dhaca…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta kormeer ku tagay xerada Hiil-weyne oo ku taala…
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibedda Finland Pekka Haavisto oo booqasho rasmi ah ku yimid Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka.…
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa degaanka ayaa maanta Ururka Al-shabaab ka qabsaday degmadda Galcad ee gobalka Galgaduud. Ciidamada ayaa…
Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday in ay kala dirayso dhammaan ciidankii gaarka ahaa ee dawlad deegaannadu lahaayeen ee Liyuu Booliska.…
Shil gaari oo sababay dhimisho iyo dhaawac ayaa aroornimadii hore ee saaka oo Jimce ah ka dhacay jidka laamiga ah…
Xukuumadda Puntland ayaa qaadacday Ergeyga loo magacaabay arimaha Somaliland Cabdikariin Xuseen Guuleed, waxa ayna ku tilmaantay dhayalsiga Laascaanood, iyadoo farriin…
Heshiis ay Beijing dhex-dhexaadinaysay oo u dhexeeya Iran iyo Sacuudi Carabiya oo iska soo horjeedeen ayaa astaan u ah horumar…
Diyaarad siday gargaar raashin ah oo loogu talo galay dadka ay saameeyeen fatahaadihii dhawaan ka dhacay degmada Baardheere ee Gobolka…