Mukhtaar Maxamed Mursal ayaa loo doortay kursiga tirsigiisa uu yahay Hop-176 ee deegaan doorashadiisa ay tahay Koonfur Galbeed, taas oo…
Roobab, dabeylo xooggan iyo daadad ayaa hareeyay dalka Mozambique, iyadoo duufaantii Freddy ay soo gaartay, markii labaad muddo bil gudaheed…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne kaas oo ku saabsan Astaynta Maalinta Doorashadda Goleyaasha Deegaanka Puntland.…
Weerar ku bilowday qaraxyo miino ayaa aroornimadii hore ee saaka lagu qaaday Guri uu degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho ka…
Alle ha u naxariistee Nabadoon Cabdi Aadan Siyaad (Cabdi dheere) ayaa caawo lagu dilay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne kuna saabsan Hirgelinta Khidmadaha Shatiyada iyo Jaangoynta Canshuuraha Ku-meel gaarka…
Xeebaha dalka Talyaaniga waxaa ka socda howlgal ballaaran oo lagu soo badbaadinayo 1,300 oo tahriibayaal ah oo la socday doomo…
Golaha Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya, ayaa maanta ansixiyay hindise sharciyeedka Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Dadweynaha. Tallaabadan ayaa waxey ka dhigan…
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho ku yeeshaan mid…
Laba qof ayaa ku geeriyooday shil gaari oo aroornimadii hore ee saaka ka dhacay duleedka barri ee magaalada Gabiley. Shilkan…
Magaalada Nairobi ee dalka Kenya, waxaa shir muhiim ah uga furmay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF…
Ugu yaraan 36 qof ayaa lagu diley dhinaca bari ee jamhuuriyadda dimoqraadiga ah ee Congo kadib weerar ay ka geysteen…