Wasiirka Beeraha ee Somaliland Cabdulqaadir Iimaan Warsame ayaa sheegay in dhaqaalaha Somaliland uu marayo sagxadda, taas oo ay sababtey arrimo…
Colaadda Laascaanood ka bilaabantay bishii Febraayo 6-deedii ee sannadkan 2023 ilaa haddana socotaa, xal in loo helo daayoo, xataa waan-waan…
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliya Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin ayaa maanta oo Axad ah xafiiskiisa ku qaabilay Saraakiil ka Socotay…
Ku xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ahna Wakiilka gaarka ee Qaramada, Anita Kiki Gbeho ayaa…
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Socdaalka…
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jenaraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa maanta kormeer dhiiri-gelin ah ugu tegay cutubyo ka tirsan guutada…
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya oo ka hadashay xiriirka ay haatan la yeelatay Cuba ayaa sheegtay in aysan waxba ku jabnayn…
Dowladda Shiinaha ayaa maanta oo sabti ah hareeraha dalka Taiwan ka billaabay saddex maalmood oo dhoollatur militari ah, si ay…
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Finland, Pekka Haavisto, oo maalintii Jimciha booqasho ku tegey magaalada Muqdisho, ayaa kala hadlay taageerada Soomaaliya…
Ciidamada Milatariga ee dalka Israa’iil ayaa duqeymo dhanka cirka ah ku qaaday bartilmaameedyo ay leeyihiin kooxda Falastiniyiinta ee Xamaas ee…
Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka ayaa maanta howlgallo ka dhan ah Al-shabaab ka wada degaanno dhaca…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta kormeer ku tagay xerada Hiil-weyne oo ku taala…