Maalintii 15aad oo xiriir ah waxaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ka socda dagaal u dhaxeeya Ciidamada Somaliland iyo…
Iska hor imaad kooban ayaa ka dhacay Magaalada Bosaso ee Xarunta gobolka Bari kadib markii ay is rasaaseeyeen ciidanka dowladda…
Israa’iil oo duqeyn ka geystay Suuriya, xilli ay la-daalaa dhaceyso dhulgariirkii ku dhuftay dalkaas
Ciidanka Israa’iil ayaa maanta gantaallo ku garaacday magaalada Dimishiq ee caasimadda Suuriya iyo deegaannada ku xeeran. Milateriga Suuriya, ayaa sheegay…
Maxkamadda Ciidanka Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta Cabdicasiis Xuseen Nuur Mursal oo ka tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ku…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Adis- Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya ayaa kulamo…
Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay in dalka Ruushku uu galay dambiyo ka dhan ah bani’aadaminimada intii lagu jiray duullaanka sanadka socday…
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta ansixiyay Hindise Sharciyeedka Hay’adda Socdaalka & Jinsiyaha, ka dib kulan ay ku…
At least 8 people were killed and more were wounded on Friday by the shelling of Las Anod, the capital…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta gaaray Degmada Xaafuun ee Gobolka Bari halkaasi siweyn loogu…
Clashes have forced more than 185,000 people to flee their homes in a contested border town in Somalia’s breakaway region…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa, halkaas oo uu kaga…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa Xukun Toogasho ah ku fulisay Qaasim Ducaalle Cabdi oo hore u Dilay Abukar Maxamed Sheikh…