Dagaalka ka Magaalada Laascaanood ee u dhexeeya ciidanka Somaliland iyo dadka deegaanka ayaa galay maalintii lixaad, iyadoo aysan dhaqangelin xabbad-joojin…
Wasiirada Arrimaha Gudaha, Warfaafinta, Difaaca iyo Xannaanada Xoolaha oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Caynaba ayaa ku dhawaaqay Xabad joojin…
The ongoing conflict in the city of Lascanood in Sool region, which has entered the 5th day, has resulted in…
Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool waxaa maalintii shanaad oo xiriir ah ka socda dagaal culus, kaas oo u dhaxeeya…
The presidents of Kenya and Eritrea have wrapped up two days of talks by agreeing to remove visa requirements for…
Madaxweyneyaasha Kenya iyo Eritrea oo kulamo kala duwan maalmihii lasoo dhaafay ku lahaa magaalada Nairobi ayaa ku heshiiyay qodobo ay…
Waxaa maalintii shanaad galay dagaalka ka socdo magaalada Laascaanood ee xartunta gobolka Sool iyadoo magaalada laga maqlaya hubka ay iswaydaarsanayaan…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa Shir-guddomiyey Shirka Amniga Gobolka Bari. Shirka oo ay kasoo qayb-galeen Guddiga Amniga Gobolka…
Dawladda Mareykanka oo hadashay xaaladda Magaalada Laacsaanood ayaa sheegtay in aan la aqbali karin duqeymaha aan loo meeldayin ee lagu…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta gurigiisa Boosaaso ku booqday Boqor Burhaan Boqor Muuse oo ay weheliyaan,…
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay magacaabista Hanti-dhawraha Guud ee Qaranka Axmed Ciise Guutaale,…
Tirada dadka ku dhintay dhulgariirka ku dhuftay Turkiga ayaa kor u dhaaftay 9,000, sida laga soo xigtay laanta qaabilsan ka…