Ururka Al-shabaab ayaa saaka aroortii weerar ku billawday qaraxyo lagu soo raray Gawaari ku qaadday Magaalada Galcad ee Gobolka Galgaduud.…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kormeeray Xarunta Taliska Guud ee Ciidanka Daraawiishta Puntland ee 54-aad, oo ay ku…
Kulanka Golaha Wasiirrada oo uu maanta shir guddoomiyey ku simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax…
Madaxa howlgallada ee ATMIS Col. Milton Katarinyeba Iyo Masuuliyiin kale uu hoggaaminayay ayaa wada-hadallo la yeeshay ku-xigeenka xog-hayaha guud ee…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay howlagal ka dhacay Tuulada Dhagaxow oo hoostagta deegaanka Xawaadlay ee gobalka Shabeellaha Dhexe in lagu…
Ra’iisul Wasaaraha New Zealand Jacinda Ardern ayaa si lama filaan ah ugu dhawaaqday in aysan wax niyad ah u heynin…
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa saaka markii 3-aad u fariisanaysa dhegeysiga garmaqalka ka dhanka ah Xoghayaha Guud ee Somali Journalists Syndicate…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur-galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa kormeeray Hosbital-goboleedka Baay,…
Ciidammada dowladda Soomaaliya, kuwa deegaanka iyo saaxiibada Caalamiga ah ayaa how wadajir ah ka sameeyey nawaaxiga deegaanka Xawaadleey oo katirsan…
17 qof, oo ay ku jiraan wasiirkii arrimaha gudaha ee Ukraine iyo labo carruur ah ayaa ku dhintay Diyaarad Helicopter…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Asluubta Puntland. Madaxweynaha ayaa Kula…