Gudoonka gobolka Bari ayaa soo saaray amarro ka dhan ah shirarka siyaasadeed ee ka socda magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo ka hadlay xaaladda Laacsaanood ayaa sheegay in Somaliland ay diyaar u tahay in ay…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta magacaabay Guddiga Kumeel Gaarka ee Doorashooyinka kuraasta ka bannaanaatay Baarlamaanka…
Siyaasiyiin xilal kala duwan ka soo qabtay Dowladda Federaalka ee Soomaaliya iyo Puntland ayaa magaalada Garoowe kaga dhawaaqay Madasha Siyaasadda…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa maanta magacaabay guddi gaar ah oo warbixin…
Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool waxaa weli laga dareemayaa xaalad kacsanaan ah, halkaas oo muddo laba todobaad ah ay…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta kormeeray Xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho oo ay ku jiraan…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga labaad kulankiisa 7-aad…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa ka hadlay xaaladda magaalada Laascaanood ee gobolka…
Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Ruushku ayaa maanta duqeymo la beegsaday kaabayaasha dhaqaalaha caasimadda Ukraine ee Kyiv iyo goobaha ku…
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif oo ka hadlay xaadaha ka taagan Laascaanood ayaa Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi ku eedeeyay…
Saaxibada taageera Soomaaliya ee beesha caalamka ayaa War-saxaafadeed ka soo saaray xaalada ka taagan Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Beesha…