Dowladda Federaalka ayaa sheegtay inay ka xun tahay dagaalka saaka ka dhacay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay. Qoraal ka…
Dagaal ayaa saaka ka dhacay bariga Magaalada Baydhabo, ka dib markii ciidamada amniga ay weerareen guriga mid ka mida siyaasiyiinta…
The Security Council on Wednesday adopted a resolution to delay the drawdown of 2,000 personnel of the African Union Transition…
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo dadka deegaanka ee loo yaqaan Macawiisleyda ay Al-Shabaab kala wareegeen…
Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland waxaa maanta lagu soo dhaweeyay Senator Ilhaan Cumar oo ka mid ah Congress-ka dalka Mareykanka.…
Ciidanka Xoogga Dalka iyo xoogaga Macawiisleyda ayaa gobolka Shabellaha Dhexe ka wada hawlgal la qorsheynayo in ay kula wareegaan Degmada…
Saxafi Cabdimaalik Muuse Coldoon, ayaa laga siidaayay Xabsiga weyn ee Magaalada Hargeysa oo uu muddo ugu xirnaa Xukuumadda Somaliland. Cabdimaalik…
Madaxweynaha dalka Ukraine, Volodymyr Zelenskyy ayaa gaaray Magaalada Washington ee dalka Mareykanka, waana safarkiisii ugu horreyay ee uu ku taggo…
Madaxweynaha Hirshabeelle Dowladda Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta gudoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Hirshabeelle. Kulankaan oo looga hadlay howlgalada baahsan…
Diyaarad siday Cutubkii ugu horeeyey oo kamid ah Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee lagu Tababaray dalka Eritrea, ayaa soo gaaray…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo safar shaqo ku jooga deegaanka Garacad ee gobolka Mudug ayaa saaka kormeeray Dekedda cusub…
Qaar kamdi ah bangiya gobolka Tigray ee Itoobiya ayaa markii ugu horreysay dib u bilaabay adeegyadii dadweynuhu ay ka heli…