Qarax xooggan ayaa goor dhoweyd ka dhacay degmada Boondheere gaar ahaan halka loo yaqaano Villa Rose oo u dhow Madaxtooyadda…
Mas’uuliyiinta magaalada Hobyo ee Galmudug ayaa sheegay in ay soo badbaadiyeen 20 qof oo u kala dhashay Pakistan iyo Iran.…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa qaabilay Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya, Tiina Intelmann. Ra’iisul Wasaaraha ayaa…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta Cabdalla Bin Zayid ayaa magaalada Dubai ku qaabilay Dhiggiisa Soomaaliya Abshir Jaamac Huruuse. …
Ciidamada booliska ee Dowladda Soomaaliya ayaa howlgallo lagu xaqiijinayey amniga ka sameeyey xaafado ka tirsan Muqdisho. Howlgalka ay sameeyeen Ciidamada…
Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa sheegtay inay diyaar u yihiin dagaalka ka dhan ah Al-shabaab ee socda qaar kamid ah gobolada…
Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa sheegay in waddankiisu uu doonayo in uu helo ciidanka ugu awoodda badan nukliyeerka…
War saxaafadeed ka soo baxay guddiga kumeel-gaarka ah ee doorashooyinka Puntland TPEC ayaa lagu sheegay sida uu qabo xeerka diiwaan-gelinta…
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay duqeyn dhinaca Cirka ah oo ka dhacday degaanka Ceel-dheere ee gobolka Shabeelada dhexe lagu dilay in…
Saulos Klaus Chilima, Madaxweyne ku xigeenka dalka Malawi ayaa xabsiga loo taxaabay, kadib markii ay soo dhammaaday baaritaan eedeymo la…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeerey difaacyada ciidamada xoogga dalka ee ku sugan furimaha dagaalka ka socda…
Taliska ciidamada Booliiska Somaliland ayaa shaaciyay in ay gacanta ku dhigeen nin ku eedaysan in uu dil ka geystay gudaha…