Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee…
Rabbi ha u anxariistee waxaa habeenkii xalay ee jimacada ku geeriyoodey magaalada Garoowe Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo ka mid…
Guddiga kumeel-gaarka ah ee doorashooyinka Puntland (TPEC) ayaa caawa shaaciyey goobaha diiwaangelinta iyo seejooyinka doorashada qof iyo cod ee golayaasha…
Turkish President Tayyip Erdogan said Russian grain exports could be processed into flour in Turkey and then shipped to Africa to help relieve food…
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga XFS Abshir Cumar Jaamac Huruuse oo Safar Shaqo ku joogo Dalka Serbia ayaa Kulan…
Madaxweynaha Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, oo wehlinaayo Madaxwayne Ku Xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa shir gudoomiyay kulanka golaha…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, oo maanta furay shirka hannaanka wadashaqeynta ee u dhexeeya dowladda fedraalka Soomaaliya…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Jubbaland ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay labo nin oo lagu eedeeyay in ay…
Ku-simaha Madaxweynaha Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka Tobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Puntland.…
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa gebi-ahaanba joojisey in shaqaale Soomaaliyeed dalka laga dhoofiyo. Sidoo kale Wasaaradda…
Labada hoggaamiye ee dalalka Shiinaha iyo Canada oo ku kulmay shir madaxeedka G-20 ee ka socda waddanka Indonesia, ayaa is…
Guddoomiyaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullahi oo ay wehliyaan guddoomiye ku xigeenka koowaad Cali Shacbaan Ibraahim iyo guddoomiye ku…