Dalka Britian ayaa maanta oo Isniin ah yeelanaya Ra’iisal wasaarihii saddexaad muddo sannad gudihiis ah. Xilka Ra’iisal wasaaraha waxaa ku…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay laba nin oo lagu kala magacaabo Shucayb Cabdullaahi Maxamed…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey shirka deegaanka iyo isbaddalka cimmilada ee Jabuuti ayaa soo…
Weerar ku bilowday Qarax ismiidaamin ah ayaa lagu qaaday hotel lagu magacaabo Tawakal oo ku yaalla magaalada Kismaayo ee xarunta…
Wasaaradda Gargaarka iyo maaraynta Musiibooyinka Puntland ayaa digniin ka soo saaray Roobab mahiiggaan ah oo ku soo wajahan Puntland gaar…
Diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Mareykanka ayaa duqeymo ka gesytay deegaanka masaajid Cali Guduud ee Gobolka Shabeellaha Dhexe halkaas oo…
Xi Jinping ayaa markii saddexaad noqday hoggaamiyaha Shiinaha kadib kulan toddobaad socday oo looga hadlayay xoojinta maamulka xisbiga shuuciga ee…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir looga hadlayo Isbeddelka Cimilada & Abaaraha uga qeyb galaya Jabuuti
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ku gaaray dalka Jabuuti. Madaxweynaha iyo…
Magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar waxaa xaley markale ku soo rogmaday daadad xoogan, kadib markii togaga magaalada ay ku…
Afhayeen u hadlay maamulka Taliban ayaa sheegay in Ciidamada ammaanka ee Taliban ay howlgal ka fuliyeen magaalada Kabul lagu dilay…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasme Cabdi Barre, oo maanta ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay shuhadadii ku shahiiday dagaalka…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xarigga ka jaray…