The United States government on Monday (17 October) imposed sanctions on 14 men, including six it said were part of…
Ciidamada dowladda Soomaaliya aya maanta Ururka Al-shabaab kala wareegay deegaano dhowr ah oo hoostaga degmooyinka Raageceele iyo Jowhar ee gobolka…
Afhayeen u hadlay hay’adda UNICEF oo lagu magacaabo James Elder oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Geneva ayaa sheegay in…
Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa sheegey in Al-shabaab laga saaray deegaanno ka tirsan gobolka Shabellaha Dhexe. Madaxweyne Cali Guudlaawe…
Sida ay shaacisay dowladda Itoobiya, Ciidamadeeda ayaa qabsaday saddex magaalo oo ka tirsan gobolka waqooyi ee Tigray, kuwaas oo laba…
Madaxweynaha HirShabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo wehliyaan Xildhibaan Cismaan Xaadoole, Gudoomiyaha gobolka Shabeellaha Dhexe, saraakiil iyo masuuliyiin kale ayaa booqday…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirweyne ay Beesha Caalamka iyo Puntland isugu yimaadeen, Kaasi oo ay kasoo…
Ciidamada Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo dadka deegaanka oo is kaashanaya ayaa maanta howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Xalfooleey ee gobolka…
Ciidamada TPLF ee ku sugan waqooyiga Itoobiya ayaa sheegay in ciidamada dowladda Itoobiya iyo kuwa xulufadooda ah ay galeen magaalada…
Hay’adda Lacagta Adduunka IMF ayaa warbixin ka soo saartay waxyaabahii ka soo baxday shirka hannaanka dib-u-eegista 4-aad (Article-IV) ee Barnaamijka…
Dowladda Mareykanka ayaa soo saartay liiska rag Soomaaliyeed oo waaxda maaliyadda Mareykanka ay ku eedeysay in kooxda Al-shabaab ay kala…
Laacibka kooxda Real Madrid ee Muslimka ah Karim Benzema ayaa ku guuleystay abaal-marinta xiddiga sannadka ee Ballon d’Or kaddib xilli…