Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta markale u fariisaneysa dhageysiga dacwad ciqaabeed uu eedeysane ka yahay Sayid Cali Macallim Daa’uud oo…
Dhoolatus Milateri oo uu hogaaminayo Mareykanka oo loogu magac daray “Justified Accord” ayaa maanta oo Isniin ah ka furmaya dalka…
Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, Xasan Macallim Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga Dooxa iyo wasiirka Cadaaladda dalka…
Waxaa maanta magaalada Carmo ee gobolka Bari lagu soo gabagabeeyey Shirkii Nabadaynta Beelaha Walaalaha ee ku diriray deegaanka Sheerbi. Shirkan…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Kenya ay u…
Ciidamada Mareykanka iyo Ingiriiska ayaa Sabtidii qaaday mowjado cusub oo duqeymo ah oo lala beegsaday 18 bartilmaameed ee Xuutiyiinta Yemen,…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiiru Dowlaha Gaashaandhiga ee Dowladda Ingiriiska…
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta markale u fariisatay dhageysiga Dacwad la xariirta Musuq maasuq oo loo heysto saraakiil katirsan Hay’adda…
Munaasabad lagu Daahfuray Hay’adda Dhowrista Xogta ayaa xalay lagu qabtay Muqdisho, waxaana kasoo qayb galay wasiiro, xildhibaano iyo mas’uuliyiin kale…
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa Daahfuray Mashruuca Booskaaga Beer ka sameyso, kaa oo…
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, ahna Guddomiye Ku-Xigeenka Golaha Wasiirrada Warfaafinta ee Ururka Waddamada Islaamka ee OIC, Mudane Daud Aweis…
Markab kuwa xamuulka ah ayaa looga tagay gacanka Cadmeed ka dib markii ay weerar ku qaadeen Xuutiyiinta Yemen, waxaana ka…