Madaxweynaha Dowlad Gobaleeedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka golaha wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada ee Todobaadlaha ah, oo todobaadkan looga hadlay Amniga,…
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya oo ay weheliyaan Mareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka ah iyo Agaasimaha Hay’adda Socdaalka ayaa…
Ra’iisul Wasaaraha XFS, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay ku-xiigeenka wakiilka Xog-hayaha guud ee QM u qaabilsan…
Ciidamada Ruushka ayaa bilaabay duulaankii lafilayey asbuucyadii lasoo dhaafay, iyadoo qaraxyo waaweyn laga maqlayo magaalooyinka saaran xaduuda u dhaxeysa labada…
Ciidamada Mareykanka ayaa xaqiijiyay in duqeyn ka dhan ah Al-Shabaab ay ka fuliyeen meel ku dhow deegaanka Duduble ee gobolka…
Guddoomiyaha Bankiga dhexe ee Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi oo uu wehliyo Safiirka JFS u jooga Masar ahna wakiilka joogtadda…
Diyaaradaha dagaalka ee Israel ayaa duqeynmo la beegsaday saldhigyada ku yaal duleedka caasimada Siiriya ee Dimishiq, saaka oo Khamiis ah.…
The Uganda Police Force (UPF) has deployed a new contingent of Formed Police Unit (FPU) personnel to serve under the…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa casho sharaf u sameeyay Xildhibaannada dhawaan la doortay ee…
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in Wasaaradda iyo hay’adda lacagta adduunka ee…
Madaxweynaha Dowladda Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta daahfuray mashruuca dhismaha wadooyin laami ah oo ka kooban 31km oo qeybtii…
Raysal Wasaaraha Xil-gaarsiinta ee dowlada Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble oo guddoomiyey shirka Amniga Qaran ayaa warbixin ka dhagaystay hay’addaha…
Guddiga doorashooyinka Qaranka ee heer Galmudug ayaa shaaciyay magacyada Odayaasha dhaqanka iyo Bulshada Rayidka ee soo xulaya ergada doorashada saddex…
Kenya oo xiligan kamid ah dalalka xubnaha ka ah Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa cambaareysay aqoonsiga Ruushka u fidiyey…