Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Koonfur Afrika Mninwa…
Wasiirada Wasaaradaha Maaliyadda iyo Dekaddaha Puntland ayaa maanta kulan kula yeeshay gudaha Dekadda Magaalada Bosaso Mas’uuliyiinta Shirkadda DP World ee…
Xulka qaranka Soomaaliya ee ay da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa maanta guul ka gaaray ciyaar ay isaga hor imaadeen…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta 12-ka Oktoobar oo ku beegaan maalintii la…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidanka Xoogga dalka ay 20 katirsan Ururka Al-shabaab ku dileen dagaal saaka ka dhacay…
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky, ayaa wadamada Reer Galbeedka ka codsaday inay cunaqabatayn dheeri ah ku soo rogaan Ruushka, kadib weeraradii…
Maanta 12 Oktoobar waa maalintii calanka Soomaaliyeed. Waxaa qaybo badan oo ka mid ah dalka Soomaaliya maanta oo kale laga…
Daggaal xooggan ayaa saaka ka dhacay deeggaanka Yasooman ee gobolka Hiiraan, kaas oo u dhaxeeyaa ciidanka dowladda iyo kuwa loo…
Xoghaya guud ee ururka u dooda xuquuqda suxufiyiinta Soomaaliya ee SJS Cabdalla Muumin, ayaa shaley lagu xiray garoonka Aadan Cadde…
Puntland (Hooyadii Federaalku) 24 sanadood kadib weli waxay taagantahay hanaankii wax qaybsi ee lagu bilaabay 1998 kaasoo ahaa nidaamka qabiilka…
The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) said Sunday it has opened joint operations centres (JOCs) to enhance coordination…
Gudodomyihii degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellada Hoose Sayid Cali Ibraahim ayaa lagu dilay qarax ka dhacay degmadaasi. Sidoo kale askari…