In ka badan 30,000 oo Falastiiniyiin ah ayaa hadda lagu dilay Gaza tan iyo 7-dii Oktoobar, sida ay sheegtay wasaaradda…
Xildhibaan Fowsiyo Xaaji Aadan oo ka mid ah Golaha Shacabka BJFS ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay tahay murashax…
Garowe, Puntland: The President of the Puntland Government Said Abdullahi Deni announced the formation of a new 21-member Puntland Government…
Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa ku dhawaaqey 21 Wasiir oo ka mid noqon doona golaha Xukuumadda Puntland ee cusub. Golahan ayaa…
Dowlada Qatar ayaa sheegtay inay rajo ka qabto in xabad-joojin laga dhaqan geliyo Marinka Gaza, kahor intaan la gaarin bisha…
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy oo safar ku jooga Riyadh ayaa Salaasadii la kulmay Dhaxalsugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan, isagoo sheegay…
Dowladda Soomaaliya ayaa dhul ku wareejiyay Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya, halkaas oo lagu ballaarin doono xafiisyada cusub ee Safaaradda. Wasiirka…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay Shirka Golaha Amniga Qaranka oo lagaga hadlay dardargalinta hawlgallada ciribtirka…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha Dawladda Qatar…
Aaron Bushnell oo ah 25 jir ka tirsan Ciidamada Cirka ee Mareykanka ayaa Axaddii lasoo dhaafay isku horgubay safaarada Israel ku…
Diyaaradaha dagaalka Israel ayaa duqeeyay magaalada Baalbek ee Dooxada Bekaa oo 70km barriga uga beegan caasimada Lubnaan ee Beyruut Isniintii shalay.…
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa soo gaba-gabeysay dhageysiga dacwada loo heysto eedeysane Sayid Cali Macalim Daa’uud oo ku eedeysanaa In uu…