Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Cilmi Maxamed Nuur iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Washington DC ee dalka Mareykanka ee uu…
Shirka Baarlamaannada Adduunka ayaa maanta lagu wadaa inuu ka furmo Magaalada Kigali ee caasimadda Dalka Rwanda waxaana diiradda lagu saari…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefonka kula xiriiray Xoghayaha Arrimaha Debedda ee UK James Cleverly. Madaxweyne…
Jarmalku ayaa isu diyaarinaya in uu geeyo gantaalada difaaca hawada sare ee tignoolajiyada cusub maalmaha soo socda dalka Umriane. In…
Maalintii shalay waxaa webiga Shabeele doonya uga soo gudbey Malayshiyaadka al-Shabaab, kuwaas oo weerar ku qaadey ciidamo fadhigoodu ahaa tuulada…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay dhiggiisa dalka Uganda Yoweri Kaguta Museveni ayaa kala hadlay xasilloonida…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta daah-furay wejiga labaad ee mashruuca biyo ballaarinta caasimadda Hargeysa oo ay muddo dheer…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta Dowladda Hoose ee Xamar. Ujeedka…
Jabhadda Tigrey ee TPLF ayaa ugu baaqday qof kasta oo ka tirsan bulshada Tigre inay kusoo biiraan dagaalka ka dhanka…
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Degmo Xeebeedka Cadale ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Madaxweynaha…
Qaraxyo ayaa gilgilay caasimadda Ukraine ee Kyiv ka dib markii madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin uu Ukraine ku eedeeyay weerar argagixiso…
Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqday mas’uuliyiinta Liibiya in baaritaan lagu sameeyo dilka 15 muhaajiriin ah oo lagu gubay meel u…